Artwork

United Nations Assistance Mission in Somalia द्वारा प्रदान की गई सामग्री. एपिसोड, ग्राफिक्स और पॉडकास्ट विवरण सहित सभी पॉडकास्ट सामग्री United Nations Assistance Mission in Somalia या उनके पॉडकास्ट प्लेटफ़ॉर्म पार्टनर द्वारा सीधे अपलोड और प्रदान की जाती है। यदि आपको लगता है कि कोई आपकी अनुमति के बिना आपके कॉपीराइट किए गए कार्य का उपयोग कर रहा है, तो आप यहां बताई गई प्रक्रिया का पालन कर सकते हैं https://hi.player.fm/legal
Player FM - पॉडकास्ट ऐप
Player FM ऐप के साथ ऑफ़लाइन जाएं!

Path to Peace (Episode 363): Availability of medical oxygen in Somalia

17:03
 
साझा करें
 
Manage episode 380356433 series 2276607
United Nations Assistance Mission in Somalia द्वारा प्रदान की गई सामग्री. एपिसोड, ग्राफिक्स और पॉडकास्ट विवरण सहित सभी पॉडकास्ट सामग्री United Nations Assistance Mission in Somalia या उनके पॉडकास्ट प्लेटफ़ॉर्म पार्टनर द्वारा सीधे अपलोड और प्रदान की जाती है। यदि आपको लगता है कि कोई आपकी अनुमति के बिना आपके कॉपीराइट किए गए कार्य का उपयोग कर रहा है, तो आप यहां बताई गई प्रक्रिया का पालन कर सकते हैं https://hi.player.fm/legal
[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkan barnaamijka #TubtaNabadda waxaan ku falanqeyneynaa helitaanka Ogsajiinta daawada ee Soomaaliya iyo saameynta ay ku leedahay bukaannada dalka oo dhan. Waxaa marti noogu ah Dr. Mamunur Rahman Malik oo ah wakiilka Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO u qaabilsan Soomaaliya, wuxuuna ka hadlayaa sida WHO ay ula shaqeyso dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah si sare loogu qaado helitaanka ogsijiinta daawada ee heerkeedu sareeyo, dalka oo dhan. Waxaa kaloo martida noogu ah Dr. Maxamed Cabdi oo ah Agaasimaha Isbitaalka Xanaano ee Galmudug oo sharaxaya faa’iidada ay leedahay qalabka Ogsajiinta ee ku shaqeeya cadceedda ee laga hirgeliyay Isbitaalka Xanaano iyo sida ay wax uga bedeshay adeegyadii loo qaban jiray bukaanada. Barnaamijka waxa noo soo jeedinaya Cali Guutaale iyo Faa’iso Cabdi Warsame. Wac raadiyaha aad jeceshahay inta uu barnaamijku socdo maanta: Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad) Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado) Radio Jowhar (2.00 p.m., 8.30 p.m.) Codka Caasimadda (2.00 p.m, 7.30 p.m) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ -------- Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ----- ----- This week on #TubtaNabadda we discuss the availability of medical oxygen in Somalia and its implications for patients across the country.. Our first guest is Dr. Mamunur Rahman Malik, the World Health Organisation (WHO) Representative for Somalia, and he talks about how WHO works with the federal government and federal member states’ governments to scale up the availability of high-grade medical oxygen throughout the country. Our second guest, Dr. Mohamed Abdi, the Director of Hanano Hospital in Galmudug, explains the significance of the installation of solar-powered oxygen equipment in Hanano Hospital and how it has changed the services provided to patients. The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Faiza Abdi. Call in your favourite radio station during the show today:
  continue reading

292 एपिसोडस

Artwork
iconसाझा करें
 
सभी एपिसोड

×
 
Loading …

प्लेयर एफएम में आपका स्वागत है!

प्लेयर एफएम वेब को स्कैन कर रहा है उच्च गुणवत्ता वाले पॉडकास्ट आप के आनंद लेंने के लिए अभी। यह सबसे अच्छा पॉडकास्ट एप्प है और यह Android, iPhone और वेब पर काम करता है। उपकरणों में सदस्यता को सिंक करने के लिए साइनअप करें।

त्वरित संदर्भ मार्गदर्शिका