Artwork

Erdugan द्वारा प्रदान की गई सामग्री. एपिसोड, ग्राफिक्स और पॉडकास्ट विवरण सहित सभी पॉडकास्ट सामग्री Erdugan या उनके पॉडकास्ट प्लेटफ़ॉर्म पार्टनर द्वारा सीधे अपलोड और प्रदान की जाती है। यदि आपको लगता है कि कोई आपकी अनुमति के बिना आपके कॉपीराइट किए गए कार्य का उपयोग कर रहा है, तो आप यहां बताई गई प्रक्रिया का पालन कर सकते हैं https://hi.player.fm/legal
Player FM - पॉडकास्ट ऐप
Player FM ऐप के साथ ऑफ़लाइन जाएं!

Waa Maxay Xaalka Ay ku Sugan yihiin Dalkeeni iyo Dadkeeni Soomaaliyeed ?

10:10
 
साझा करें
 
Manage episode 423939536 series 3578988
Erdugan द्वारा प्रदान की गई सामग्री. एपिसोड, ग्राफिक्स और पॉडकास्ट विवरण सहित सभी पॉडकास्ट सामग्री Erdugan या उनके पॉडकास्ट प्लेटफ़ॉर्म पार्टनर द्वारा सीधे अपलोड और प्रदान की जाती है। यदि आपको लगता है कि कोई आपकी अनुमति के बिना आपके कॉपीराइट किए गए कार्य का उपयोग कर रहा है, तो आप यहां बताई गई प्रक्रिया का पालन कर सकते हैं https://hi.player.fm/legal
  • Qabyaalad: Waana aafo inagu habsatay hadaanu nahay soomaali,Waana cudurka kaliya aan daawa u la nahay Waana Mida noo keentay dhibaato ad u weyn oo midnimadeenii kala jartay oo Qaran keeniBur burisay.
  • Qabyaalad markii lagu leyahay Micnaheeduna Waa qab,iil,quursi,qurun ,dulmi qaran la aan,cadaalad darro,amni xumo,gaajo,qax,diin la aan iyo intaas iyo in ka badan.

Sido kale waana ognahay meesha ay diinteena ka istagtay qabyaalada iyado u bixisay Casabiya Jaahiliya.

Alle (s.w) Quraankiisa Waxa uu ku yiri يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَاكُمْ مِنْ ذَكَرٍ وَأُنْثَى وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبًا وَقَبَائِلَ لِتَعَارَفُوا إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِنْدَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ [سورة الحجرات:13]

"Dadow waxaan idinka abuuray lab iyo dhidig.Waxaana idinka yeelnay shucuub iyo Qabaailo si aad isugu aqoonsataan. Yacnii maxaa laga wada tusaale waxaan idinka yeelnay shucuub africa,asia yurub iyo wa qabaaila.Qabaailkana waxa uu noqonaya qabaailka somaliga ama kan oromiga ama midkale.

U fiirso ayada wali weysii socota .

Ruuxiise ugu sharafta badan Eebe agtiisa waa kan idiinku dhawrsasho badan,Eebana wax walba waa ogyahay. Lama dhihin kiina landheeraha ama kan idinku lacagta badan marka

Iyado diinteena ay wax walba noo cadaysay ayaan wali waxaan ku dhaqmayna Maanta Waxaan diinteena Raali ka aheyn.

Qabyaalada sideeda Waxa ku qaraabta Jaaahilka an Aqoon iyo farsamo lahayn iyo Qof an lahayn karti kalsoon iyo dadnimo uu kaga qayb qaato Tartanka Nolosha ka jira manta. Waana Sababta Dalkeena inta badan Siyaasiinta Soomaliyeed u isticmaalaan oo meel walba kaarka qabyaalada ku xoqdaan waayo lama heli karo hal qof oo dadnimo ama wax uu so qabtay ku tartamayo.

  continue reading

2 एपिसोडस

Artwork
iconसाझा करें
 
सभी एपिसोड

×
 
Loading …

प्लेयर एफएम में आपका स्वागत है!

प्लेयर एफएम वेब को स्कैन कर रहा है उच्च गुणवत्ता वाले पॉडकास्ट आप के आनंद लेंने के लिए अभी। यह सबसे अच्छा पॉडकास्ट एप्प है और यह Android, iPhone और वेब पर काम करता है। उपकरणों में सदस्यता को सिंक करने के लिए साइनअप करें।

त्वरित संदर्भ मार्गदर्शिका